
Asking Price
$8,000
432 m²
Plot Size
Residential
Zoning
Hargeisa
City
Waxaa la iibinyaa Dhul baloodh ah oo ku yaala xaafada Masallaha Galbeed. Dhulkani wuxuu leeyahay Sharci dhamaystiran iyo Damaanad buuxda. Dhulkan bedkiisa guud waa 432m square. Dhulkani waa dhul ku yaala meel mustaqbal fiican leh oo la degi doono maalin dhow.
Plot Details