
Asking Price
$13,000
91 m²
Plot Size
Residential
Zoning
Hargeisa
City
Waxaa la iibinyaa Dhul jaanis ah oo cabirkiisu yahay 8.5m*10.7m, kuna yaala xaafada Masallaha Galbeed. Dhulkani wuxuu leeyahay Sharci dhamaystiran iyo Damaanad buuxda. Dhulkan bedkiisa guud waa 91m square. Dhulkani waa dhul ku yaala meel aad u dhisan, baskana u dhow.
Plot Details